Musharaxii la tartamayey Jen. Gaafow oo tanaasulay iyo doorashada oo socota

Waxaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud doorashada kursi ka banaanaa golaha shacabka Somalia. Waxaa doorashadan ku tartamaya labo musharax oo kala ahaa Jen. C/llaahi Gaafow Maxamuud taliyihii hore ee NISA iyo Xiirey Muxudiin Cumar. Inta aysan ergooyinka bilaabin Codeynta ayaa musharaxa Xiirey Muxudiin Cumar waxaa uu goobta ka sheegay inuu u … Continue reading Musharaxii la tartamayey Jen. Gaafow oo tanaasulay iyo doorashada oo socota